Shabelle TV
Curated Telegram channels, groups and bots — all in one place
Shabelle TV
- Subscribers
- 2.6K
- Rank in category
- #125 / 201
- Posts
- 5 · ~1/d
- Updated
If you have Telegram, you can contact @shabelletv right away.
Recent posts
-
Suldaanka Beesha Saruur Suldaan Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Cirroobe oo lagu soodhaweeyay Gaalkacyo.
-
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) oo dhawaan dib u billowday dardargelinta wajiga labaad ee gurmadka bulshada nugul abaaraha.
-
MW Puntland Saciid Dani oo kulamo xasaasi ah ka bilaabay Gaalkacyo.
-
“MW Xasan Puntland in uu inqilaabo oo uu qabsado ayuu rabay sidii Baydhabo Laakiin wuu ku soo jabay”. Eng Maxamad Maxamuud Beyle Af-hayeenka Madasha Samatabixinta.
-
Urur Siyaasadeedka Karaama ayaa sheegay in uusan aqbali doonin natiijo kasta oo aan waafaqsaneyn xogta ay aruuriyeen wakiilada ururka.